2024-09-29 18:06
Noole kaa qurux badan, kaa aqlaaq wanaagsan
Kaa insaanisan, kaa qiimo badan waligay ma arkin
Mana ku noolo Dunidda aan hadda ku Noolnahay🥺
Cimri dheer, Cibaado suuban iyo Caafimaad wanaagsan
Ayaan Alle swt kaaga baryayaa Anzaleey anzaliina_hussein
Sidaad ii dhameystirtay Ilaaheey hakaa Abaal marsho🙏🏽