Shirkadda Hormuud iyo Bangiga MyBank ayaa Bandhigga Guuleystayaasha Soomaaliyeed ku kala saxiixday heshiis iskaashi ah oo isku xiraya adeegga Waafi iyo MyBank Limited macaamiishana u suuragelinaya in ay Waafi ka maamushaan akoonnada ay ku leeyihiin MyBank.
#FinTechSomalia #BGS24 #GuulSoomaaliyeed